Thursday, April 25, 2019

Wararkii u Dambeeyay

DP World to finalize feasibility studies on regional logistic hub

The United Arab Emirate (UAE) based multinational port and terminal operator, DP World, said that it has been closely following the privatization moves the...

Shirkada DP World Oo War Cusub Ka Soo Saartay Furfurka Ganacsiga Itoobiya Iyo Doorka...

Shirkadda maamusha dekedda Berbera ee DP World ayaa sheegtay in ay si dhaw ula socoto furfurnaanta ganacsi iyo dhaqaale ee dalka Itoobiya oo hay’ado...

Madaxweyne Muuse Biixi Oo Bahdilay Masuuliyiinta Dawlada Hoose Ee Hargeysa Oo Hagraday Horumarkii Caasimada+Sawiro

Madaxweynaha somaliland Md Muuse Biixi Cabdi ayaa bahdilay masuuliyiinta ugu saraysa dawlada hoose ee Hargeysa. Madaxweyne Muuse Biixi oo maanta ka soo laabtay wadanka imaaraadka...

Nin 50 Dal Soo Maray Oo Shirkadda Dahabshiil Ammaanay

Axmed Cabdiweli Al Qaasimi oo ah nin reer Yamaneed ah ayaa soo gaadhay Somaliland. Ninkan oo afartii sanaba mar socdaala ayaa waddamo badan ku...

Faramajo Oo Shir Ugu Baaqay Madaxda Maamul Goboleedyada Somaliya Iyo Fadeexad Culus Oo Kasoo...

Faramajo Oo Shir Ugu Baaqay Madaxda Maamul Goboleedyada Somaliya Iyo Fadeexad Culus Oo Kasoo Wajahday Shir ay iskugu iman lahaayeen madaxweynaha soomaaliya iyo hogaamiyeyaasha maamul...

Xildhibaan Nuur Xaashi “In madaxweynaha uu ciidamo noo adeegsado, waa ku tumasho dastuur”

Xildhibaan Nuur Xaashi oo kamid ah Xildhibaanada Baarlamaanka Hir-Shabeelle, dhanka kalena ku jira Guddiyada Baarlamaanka Maamulkaas ayaa sheegay in maanta kulan ay lahaayeen ay...

Xisbiga WADAJIR oo afar QODOB oo xasaasi ah ka soo saaray shirka London

Xisbiga Wadajir ee uu hoggaamiyo Cabdiraxmaan Cabdishakuur, ayaa war-saxaafadeed ka kooban afar qodob kasoo saaray shirka shidaalka Soomaaliya ee London ka furmaya 7-da bisha...

Militariga dalka Itoobiya oo la wareegay Jigjiga iyo wararkii ugu dambeeyey

Xaaladda magaalada Jigjiga ee Dowlad Degaanka Soomaalida ayaa degan kaddib markii ciidammada militariga Itoobiya ay la wareegeen waddooyinka magaalada Jigjiga iyo guud ahaan goobaha...

DFS iyo waftiga QM ee Muqdisho tagey oo ku heshiiyey qodobo kadib khilaafkii labada...

Madaxweyne Farmaajo iyo ra’iisul wasaare Kheyre, ayaa maanta Muqdisho kula kulmay madaxa waaxda siyaasadda iyo dhismaha nabadda qaramada midoobay (DPPA), Rosemary DiCarlo. Kulankan ayaa yimid...

Xisbiga UPD oo qoraal xasaasi ah kasoo saaray shirka shidaalka Soomaaliya ee London

Xisbiga UPD ee uu hoggaamiyo madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa caawa soo saaray war-saxaafadeed xasaasi ah oo dhowr qodob ka kooban, kaasi oo lagu...

Dawlada UK oo safiir cusub u soo magacowday Soomaaliya

Dowladda UK ayaa beddeshay safiirkii dalkaas u fadhiyey dalka Soomaaliya, ayada oo lasoo magacaabay safiir cusub, sida lagu sheegay qoraal kasoo baxay xafiiska arrimaha...

Maqaallo