Siyaasi Xasan Cismaan Ismaaciil Oo Dhigay Rikoodh Anay Hore Ugaadhin Siyaasiyiinta Kale Ee Faciisa Ah Kadib Markuu Codadkii Ugu Badnaa Usoo Hooyey Xusbiga Kulmiye Iyo Madax Waynaha Cusub Ee S/land Muuse Biixi Cabdi Q/ Muuse Axmed Jaamac

Siyaasi Xasan Cismaan Ismaaciil Oo Dhigay Rikoodh Anay Hore Ugaadhin Siyaasiyiinta Kale Ee  Faciisa Ah Kadib Markuu Codadkii Ugu Badnaa Usoo Hooyey Xusbiga Kulmiye Iyo Madax Waynaha Cusub Ee S/land Muuse Biixi Cabdi

IMG-20171122-WA0004

Guul kasta oo uu shiqsi gaadho ciduunbaa  kugacansiisa oo kadanbaysa horu markiisa madaxwayne  muuse biixina  waxaba uu kasii xag jiray oo gebi ahaaba geyiga s/land waa looga gurmaday

Balse waa lagu kala tegay oo iyadoon waxba laga xistiyaynbaa ninba karaankiisii talaabsaday oo ituu owoodiisu ahaydbuu cogkiisuna noqday

Xasan cismaan ismaaciil ayaa isagu waqtigii adkaa ee ololaha lagu hirdamaayey kamid ahaa gudiga kaanbaynka G/togdheer

Gobood adag oo laholin waayeyna  kasamaystay magalada burco isagoo xisbiyadii mucaaradka haa kunoqaday nafdhuungashay oo islamarkiiba kasoo dareersaday tageerayaal tiribadan

siyaasi  xasan cismaan ismaaciil ah oqoonyahan kaabayner ah oo sida dadka loo qanciyo iyo sida xisbiyada mucaaradka ah loo taakeeyo ilaah baray

Ayaa markiiba miyi iyo magaalamaba gaadhsiiyey siyaasada xisbiga kulmiye oo xisbiyada muradka ahi ugu geliwaayeen oo uga caageen magalooyin badan oo hoosyimaada magalaada burco

Xasana waxa uu sidaa kunoqday siyaaasi kasheegan  g/togdheer waxanu ahaa ragii goolka dhaliyey weeraryahan khadka dhexe uga ciyaaara xisbiga kulmiye iyo difaaac adag oo xisbiga marka lagusoo laado kalada kubada siyaasada ee la ciyaarayo

Waxanu geed dheer iyo mid gaabanba ufuulay sidii uu kursiga usaari laaha uguna rumayn lahaa zxpkii muuse riyooyinkiisii uu kuriyoon jiray ee ahaa inuu maruun noqdo hogaanka ugu sareeye ee dalka

Waxana uu ku guulaystay ilahay mahadi haka gaadhee

Muuse biixina waxa uu saa kunoqday  madaxwaynihii shanaad ee s/land

Xasan cismaan ismaaciila tacabkiisii waa guulaystay oo manta waxba madhaamo madax wayne marhadii orodkii dheeraa iyo cod raadintii uu cadceeda ugu samrayey uhirgalay oo uu mantaba haagax yidhi oo  farxad kaga nastay halkay ragii ay siyaasada kuloolamayeen ay manta dhexda farta kaqaniinsanyihiin oo xoolihii iyo codkiiba iska raceen

Waxana lafilaya in uu muuse biixi cabdi uu xasan cismaan ismaciil usoo xulan doono wasiir kamida golihiisa wasiirada kuwooda ugu tunka wayn si uu marlabaad madaxwaynaha garabkiisa uga muuqdo

Allah mahadle

Q/W: MUUSE AXMED JAAMAC

MuseAhmed47@gmail.com

SIYAASI XASAN CISMAAN ISMAACIIL OO SIDII XIDIGII DAGAARA UGADHEX MUUQDAY OLOLAHA XUSBIGA KULMIYE EE G/TODHEER W/Q:MUUSE AXMED JAAMAC

SIYAASI XASAN CISMAAN ISMAACIIL OO SIDII XIDIGII DAGAARA UGADHEX MUUQDAY OLOLAHA XUSBIGA KULMIYE EE G/TODHEER
Marka ay Xaladu adkaato xisbi waliba waxa uu soo xulaa dadka ugu Kartida iyo Saamaynta badan
Siyaasi Xasan Cisman Ismaaciilna waxa uu ka mid ahaa Odayaasha iyo Aasaasayaashii xisbiga Muxaafidka ah ee kulmiye, waxaanu ahaa Marjaca loo noqdo Iyo Muraayada Laysku Eego Marka Ay Xisbiga Wax ka xumaadaan Iyo marka ay u saxmaanba
Waxay Sidaa ahaataba waxa soo dhowaatey ololaha doorsho ee Madaxtinimada Dalka somaliland, Xisbi Kastaana waxa uu Soo xulay Cidii Ugu Saamaynta Iyo Awoodda Badnayd Ee Uu Islahaa Codbay Kuu Keenikaraan Waase Nin Iyo Wixii Xeradiisa Ku Jiray!

Musharax Muuse Biixi Cabdi Ayaa Kala Shaandhayn iyo ka fiirsi dheer soo magacaabay Gudida kaanbaynka ee Goboladda Dalka Waxaana si weyn Uga dhexmuuqday Digreetadaa Siyaasi Xasan Cismaan Ismaacil Oo Ka Mid Ahaa Xubnaha gudiga Kaanbaynka Ee Gobolka Togdheer.
Magacaabis Ka Dib xasan Cismaan Waxa Uu Soo gaadhey Magaalada Burco Si Uu U Dardar Geliyo Horena U Socodsiiyo Hawlaha Xisbiga
XASAN CICMAAN ISMAACIIL oo AQOON, QOWLWANAAG, IYO SIYAASAD QAANGAADHAY bulshadu Qirtay ayaa kasbaday taageerayaal horleh
isagoo adeegsanaaya xirfad iyo xeeladaba
waxana xusbiga ku nagaaday salliga iyo cowahana dhigtay dad usii kurkuursanayey xusbiyada kale isagoo ugacan haadiyey kalanasoo hoosbaxay boqolaal iyo boqolaal qof oo kamid ahaa tageerayaasha xusbiyada kale
Xasan cismaan ismaaciil waxa uu safaro guure iyo galab carowa kusoogaala bixiyey Degmooyinka hoosyimaada G/togdheer isagoo sadexdii cishaba maalin jiidaal dheer ugala sidii uu usoobaraarujin lahaa dadka degan degaanada miyaga
marka uu gaadho dadka degmooyinkaasi ku dhaqani waxa ay usheegayeen inay ad ugu faraxa sanyinhiin safarka uu kuyimi deganadaa abaalkiisana ay ugu gudi doonan codkooda oo ay muuse biixi siiyaan isna ay dhisi doonan hadii uu usoo doonto codka madaxtinimo madaama uu hansiyaasadeed leyahay
waxnu halhays kadhigtay qarash layskuma doortee qorshaa laysku raacaa
waxanu noqday siyaasiga ugu saamaynta badan sidoo kalena waxa uu noqday siyaasiga keliya ee dhalinyada waqtisiiya madaaba ay siyaasiyiinta kale ay indhaha kalaliyaan dhalinyada wana takeentay inay taageeradiisu siilaba kaclayso aadna loohadal hayo
waxana durba soo gaadhaya dhanbaalada hanbalyeyta iyo diiri gelinta ah ee uu kahelaayo dadka kukala dhaqan dalka debadiisa iyo gudihiisaba
Waxana sigaara isha uguhaya dadka siyaasada odorasa oo sheegay inuu xasan cismaan ismaaciil buuxiyey astamihii looga baahnaa hogaanka suuban
dhawaana ay siyaasadiisu iftiimin doonto mandaqada S/land

W/Q:MUUSE AXMED JAAMAC
MUSEAHMED47@GMAIL.COM
ALLAAMAHADLEH

Deg Deg Daawo Banaan Bax Balaadhan Oo Loogu soo Horjeedo Madaxwayne Farmaajo Oo Ka Dhacay Muqdisho Ka Dib Dhiibistii Mujaahid Qalbi dhagax Oo Gacanta Loo Galiyay Cadawga Somalia 

Deg Deg Daawo Banaan Bax Balaadhan Oo Loogu soo Horjeedo Madaxwayne Farmaajo Oo Ka Dhacay Muqdisho Ka Dib Dhiibistii Mujaahid Qalbi dhagax Oo Gacanta Loo Galiyay Cadawga Somalia

Wasiirka Kalluumaysiga Oo Ka Hadlay Jabhad Lagaga Dhawaaqay Deegaanka Uu Ka Soo Jeedo Bariga Gobolka Sanaag

  • Wasiirka Kalluumaysiga iyo Khayraadka Badda Jamhuuriyadda Somaliland  Cali Jaamac Faarax (Buureed), ayaa ka hadlay Jabhada lagaga dhawaaqay  Deegaanka Laasqoray, waxaanu sheegay in aan raali laga ahayn cid nabadgalyada wax yeesha,nabadgalyada dalkana ay Xukuumaddu masuul ka tahay. 

    Wasiirka Kalluumaysiga iyo Khayraadka Badda Jamhuuriyadda Somaliland  Cali Jaamac Faarax (Buureed), oo Wargeyska Geeska Afrika u waramaya isagoo jooga Degmada Dhahar, ayaa sidoo kale ka waramay Shuban Biyood ka dilaacay Degmada Dhahar iyo dad u dhintay, waxaanu yidhi ugu horeyn ‘Anigu hadda waxaan ku sugan yahay oo aan jooga Dhahar, oo aan dadka aan kula ciiday, si fiicana waa looga ciiday, kolay Shuban Biyoodkii wuu soo gaadhay, oo dad ayaa Dhahar ugu geeriyooday Shuban Biyoodka, balse waa lala tacaalay, oo waa la xakameeyey,  oo imikana xaaladu aad bay u fiican tahay”.

    Wasiirka Kalluumaysiga mar aanu wax ka  weydiinay wax uu kala socdo Jabhada lagaga dhawaaqay Deegaanka Laasqoray ayaa yidhi “Dalka waxa ka talisa Dawlad, iyadaana masuuliyada nabadgalyada iyo amaankaba dalka iyo dadkaba ILLAAHAY ka sakow ka masuul ah, markaas cid haba yaraate laga ogolaanayo inay nabadgalyada khal-khal galisaa ma jirto”

    Dhinaca kale Wasiirka Kalluumaysiga iyo Khayraadka Badda Jamhuuriyadda Somaliland  Cali Jaamac Faarax (Buureed),wuxuu guud ahaan Bulshada reer Somaliland ku booriyey inay khayraadka badda ka faa’iidaystaan, oo ay wax kala soo baxaan.

    Dhawaan ayaa ahayd markii deegaanka Laasqoray ee gobolka Sanaag lagaga dhawaaqay jabhad cusub oo lagu magacaabay Gaadh-haye, waxaana la sheegay inay jabhadaasi deegaanka ka ilaalin doonto khatarta argagixisada iyo xarakada Al-shabaab oo ay sheegeen inuu damac kaga jiro buuralayda Sanaag.
    Hogaamiyaha jabhadaas oo lagu magacaabo Jeneral Jaamac Maxamuud Indhayare ayaa waraysigii ugu horeeyey ee qorshaha jabhadiisa la xidhiidha waxa uu siiyey wariye Khadar Macallin Deeq oo ka ttirsan telefishanka Bulsho, waxaana uu si cad u sheegay inau u istaageen difaaca deegaanka, sidoo kalena waxa uu cadeeyey inaanay wax garab ah ka helin dawladda Somaliland iyo maamulka Puntland toona.

    Halkan hoose ka DAAWO muuqaalka waraysigaasi

DAAWO: Madaxweyne Ku-xigeenka Somaliland Oo Kulan La Qaatay Wafti Uu Hoggaaminayo Safiirka Soomaaliya U Fadhiya Dalka Maraykanka.

Madaxwayne ku-xigeenka Somaliland ahna ku simaha madaxwaynaha Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil Saylici ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabiley wafti ka kala socda Maraykanka uu u hoggaaminayo Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Maraykanka