DAAWO: BARNAAMIJ GAAR AH OO KA HADLAYA WAXQABADKII GUDOMIYIHII HORE DEGMADA DHOQOSHAY IYO HALKA UU KAGA SUNTAN YAHAY QARANKA SOMALILAND

DAAWO: BARNAAMIJ GAAR AH OO KA HADLAYA WAXQABADKII GUDOMIYIHII HORE DEGMADA DHOQOSHAY  IYO HALKA UU KAGA SUNTAN YAHAY QARANKA SOMALILAND

HOOS KA DAAWO MUQAALKA

 

Dahabshiil shaqo abuurka uu sameeyaa qayb ayuu ka yahay koboca dhaqaalaha Soomaalida

Warbixin uu soo saaray Bankiga dhaqaalaha aduunka, ayaa lagu sheegay in Qurba-joogta ay sabab u yihiin kobaca ku yimid sanadihii lasoo dhaafay dhaqaalaha Soomaaliya.

John Randa, oo ah masuul katirsan Bankiga Aduunka ayaa sheegay in Qurba-joogta Soomaaliyeed ay kaalin weyn ka qaateen kobaca ku yimid dhaqaalaha dalka, balse waxa uu xusay in weli ay jiraan waxyaabo u baahan in la saxo si loo wanaajiyo nolosha dadka Soomaaliyeed.

“Soomaalida wax badan ayay dibada ka keensataa halkii ay wax soo saar yeelan lahayd, taasina waa mid wali u baahan in wax laga qabto” ayuu yiri John Randa.

“Laakiin taas la micno maahan in dalka uusan ka jirin horumar la taaban karo dhinaca dhaqaalaha,waxa jira kobac ku yimid dhaqaalaha Soomaaliya 5-tii sano ee lasoo dhaafay” ayuu hadalkiisa sii raaciyay John.

Sidoo kale warbixintan Bankiga aduunka soo saaray waxaa lagu sheegay in shirkadaha gaarka loo leeyahay sida Dahabshiil ay kaalin weyn ka qaateen kobaca dhaqaalaha dalka iyagoo kumanaan Soomaali ah u sameeyay shaqo abuur.

“Qurba-joogta ayaa door weyn ku leh kobaca dhaqaalaha, iyadoo lacagaha ay dibadda kasoo diraan lagu caawiyo malaayiin qoysas Soomaaliyeed, sidoo kale waxaa wax looga qabtay abaaraha ku dhuftay qeybo kamid ah Soomaaliya”.

Akhri Magacyada Xildhibaannada U Codeeyeen Guddoomiyaha Cusub Ee Gollaha Wakiillada Cabdiraxmaan Talyanle (Beeni Raad Ma Leh)

Halkan waxaanu idiinku soo gudbin doona liiska mudanayaasha uu Guddoomiye Cabdiraxmaan Maxamed Talyanle u codeeyeen oo warbaahinta soo gaadhay.
Hadaba liiska mudanayaasha Talyanle u codeeyeen waxaa ay u qoran yihiin sidan:

1- Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi
2- Abdibakar Cabdiraxmaan Good
3- Maxamed Cismaan Bulqas
4- Siciid Cilmi Rooble
5- Cabdiraxmaan Maxamed Talyanle
6- Maxamed Yuusuf Waabeeye
7- Cabdiraxmaan Maxamed Jaamac (Loyar)
8- Mahdi Xuseen Caddare
9- Aadan Muxumed Hore
10- Siciid Warsame Ismaaciil
11- Cabdilqaadir Jibriil Tukaale
12- Axmed Maxamed Nuur
13- Baar Siciid Faarax
14- Cabdilqaadir Xaaji Ismaaciil Jirde
15- Cabdilqaadir Jaamac Xaamuud
16- Cabdiraxmaan Maxamed Jaamac (Aw-Xoog)
17- Cali Xaaji Maxamed Muuse
18- Cali Sheekh Ibraahim Aareeye
19- Cabdi Hirad Warfaa
20- Xuseen Ismaaciil Yuusuf
21- Yuusuf Liibaan Cumar
22- Xasan Muuse Hufane
23- Maxamed Dhunkaale Guutaale
24- Saleebaan Yuusuf Cali Koore
25- Maxamed Saalax Cige
26- Cabdillaahi Axmed Yuusuf Madar
27- Xamuud Cismaan Cigaal
28- Bashiir Xuseen Tukaale
29- Mahdi Cabdillaahi Maxamuud
30- Ibraahin Mahdi Buuba
31- Xuseen Maxamed Cige
32- Axmed Faarax Ghoege
33- Maxamed Faarax Qabiile
34- Wali Axmed Xaawa
35- Jaamac Xasan Aadan
36- Muuse Maxamed Ismaaciil (Hoos Ujeed)
37- Naasir Xaaji Cali Shire
38- Xaashi Xuseen Caabi
39- Cabdilqaadir Askar Xasan

Somaliland: WB Says Somali Diaspora Fuels Economic Growth, Dahabshiil CEO Lauds UN Body’s Role

The World Bank has identified remittances as one of the biggest contributors fuelling the economic growth of Somalia.

At a forum to update the Somali government, private sector and other stakeholders, John Randa, a World Bank official said the Somali economy has been on a steady rise but there is still so much to be done for the citizenry to see improvements in their daily lives.

“Somalia is consuming more than it can produce, which is not very good at this point,” Randa noted.

“But that should not mean that there is nothing positive to say of the country’s economy. There has been tremendous growth over the last five years and our projection of the next five years looks very good,” he added.

He stated that the country’s GDP stood at USD 6.2 billion and a five percent nominal growth.

The official acknowledged the contribution, among them job creation, played by the private sector including Dahabshiil in the Somali economy.

He, however, noted that there is room for them to contribute further to increase revenue.

“The diaspora has played a pivotal role through their remittances, which have in turn helped Somalis. These were especially vital during the extended drought that had so many negative effects across the Somali regions.”

The World Bank official spoke during a meeting held at Stanley hotel on Thursday.

Hugh Riddle, country representative for the World Bank, said the institution recognises the different roles played by stakeholders including the private sector in growing the country’s economy.

Former government ministers, the private sector and other stakeholders attended the forum.

Abdirashid Duale, CEO Dahabshiil – which is one of Africa’s largest money transfer companies, lauded the commitment of the World Bank and other international finance institutions for contributing to the growth of Somali’s economy.

encouraged with what the World Bank is doing to promote investment,” said Duale.

Duale said he appreciates every effort the government and the World Bank is doing to build the country’s economy and create employment and investment opportunities for the youth. Duale

Somali minister for fisheries Abdirahman Mohammed Abdi Hashi said the government has practical measures to build the economy and increase domestic revenue.

“The government is doing its best to meet the needs of the population. We want to create an environment that is conducive for private sector to thrive and one of that will ensure there is security in the country,” he said.

“If the economy grows, the private sector will thrive and Somalis in diaspora will come back home and invest here.”#

War Deg Deg:”Guddoomiyaha Rasmiga Ah Ee Golaha Wakiiladu Waa Aniga”Cabdiraxmaan Talyanle

Xildhibbaan Cabdiraxmaan Maxamed Maxamuud(Talyaanle) oo ka mid ahaa Murashaxiintii Maanta u tartantay guddoomiyenimada Golaha Wakiilada Somaliland oo hada la hadlay warbaahinta, ayaa caddeeyey in uu yahay guddoomiyaha rasmiga ah ee Golaha Wakiilada Somaliland ee ay doorteen aqlabiyadda xildhibbaanadii maanta ee codeeyey doorashadii guddoomiyenimada Golaha Wakiilada.

Xildhibaan Qabile Oo Si Adag Uga Hadlay Doodii Ka Dhacday Hargeysa Ee Xukuumaddu Soo Abaabushay Fariina Adagna U Direy Guddiga Komishanka Qaranka Somaliland

Xildhibaan Maxamed Faarax Qabile oo kamid ah golaha wakiilada Somaliland kana tirsan xisbiga WADDANI ayaa si adag uga hadlay doodii xukuumaddu soo abaabushay ee ka dhacday magaalada Hargeysa,waxaana uu guddiga Komishanka Qaranka ugu baaqay inay talaabo adag ka qaadan agaasimaha tacliinta sare ee wasaaradda Waxbarashada Somaliland oo isagu doodani soo qaban-qaabiyey.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Xildhibaano Ka Tirsan Golaha Guurtida Somaliland Oo Maanta Gaadhay Burco Iyo Nuxurka Kulan Ay La Qaateen Maamulka Gobolka Togdheer Iyo Guddiga Abaaraha GobolkaXildhibaano ka tirsan golaha guurtida Somaliland ayaa maanta soo gaadhay magaalada Burco,waxaana ay xildhibaanadani kulan la qaateen maamulka gobolka Togdheer iyo guddiga abaaraha gobolka. Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka

Xildhibaano ka tirsan golaha guurtida Somaliland ayaa maanta soo gaadhay magaalada Burco,waxaana ay xildhibaanadani kulan la qaateen maamulka gobolka Togdheer iyo guddiga abaaraha gobolka.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka