Akhri Magacyada Suxufiyiin Ay Xukuumadu Xabsiga Dhigay 24 Saacadood Ee Ugu Danbeeyey, Halka Lagu Xidhay Iyo Sababta Loo Xidhay.

0
51

(xog news)-Xukuumada Somaliland ayaa 24 sacadood ee ugu danbeeyey ay xabsiga dhigay Afar saxafi oo siyaabo kala duwan loo xidhay.

saxafiyiintan oo kale ah Hanaad caraale, Khadar Gureyte, Maxamed Haykel iyo Cali Mahdi Jibriil ayaa waxaa lagu xidhay saladhiga dhexe ee magaalada Hargeysa

Sababta Saxafiyiintan lagu xidhay ayaa waxaa ay yahiin iyaga oo saaka la socdey gudoomiye Ciro oo isagu rabey in uu saldhiga dhexe ee Hargeysa ku soo booqdo Siyaasi Muniir Axmed Cigaal iyo saxafi Cali Mahadi oo shalay la xidhay .

Wali ma jirto cid ka hadashey xadhiga saxafiyiintan iyo sababta loo xidhay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here