Beena Waasku Waa Munaafaq

0
73

 

Salaan ka bacdi Hadii aan wax yar ka taabto fikirkayga ku saabsan, shakhsiga lagu magacaabo ,,Daahir calasow oo ku caana   Shakhsi nacaybka  iyo Aflagaadada qaawan ee uu ku hayay  Shirkada dahabshiil. Iyo madaxdeeda.

Marka hore waxaan U hanbalyeenaya Madaxda shirkada ee uu  u  horeeyo Gudoomiya shirkada Mudane Abdirashiid Saeed Duale. Guulaysiga uu  Kaga guulaystay maxkamada, shakhsigaa caadaystay beenta iyo aflagaada qaawan ee  shirkada iyo madaxdaba.  Daahir calasow waa shaksi bartay oo shaqo ka dhigtay cayda iyo beenta uu ku hayo gabi ahaan Shirkadaha, madaxda, iyo dadka magaca ku leh umada Afsoomaliga ku hadasha, kuna doona caydaa in wax lagu siiyo, ama laaluush ku qaato, waxaas uu sheegaa wax sal iyo raad toona leh maaha mana jiraan, waxaa markhaati kuugu filan maxkamada manta ay shirkada dahabshiil  kaga guulaysatay, wax uu kaga qaadayana  haba yaraate aanay jirin.

Fikirka anuu aan qabaa waxa weeye in faraha laga qaado ha iska hadlee waayo waxaan ogahay in umada soomaaliyeed baratay waxa uu ka hadlaa in aanay waxba ka jirin oo uu ku suntanaaday shakhsi nacayb,xaasidnimo iyo been uu ku doonayo laaluush

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here