Boqor Axmed Iimaan Warsame Oo Si Adag U Dhaliilay Isku Shaandhayntii Xalay Madaxwayne Siilaanyo Sameeyey Iyo Safarkii Uu Ku Tagay Gobolada Bariga Somaliland

0
42

(xog news)Boqor Axmed Iimaan Warsame oo ah boqorka guud ee beelaha Gabooye ayaa dhaliilo isbarkan usoo jeediyay madaxwaynaha Somaliland isaga oo ku dhaliilay safarkii uu ku tagay gobolada bariga somaliland iyo waliba isku shaandhayntii uu xalay sameeyey,waxaana uu sidoo kale sheegay in wasiir kaste marka la magacaabo kitaabka gacanta loo saaro balse aanu ku dhaqmin waxaana taas badalkeeda madaxwaynaha ugu baaqay inaanu kitaabka marin wasiiradan iyo masuuliyiintan kale ee uu xalay magacaabay.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here