Ciidamada Booliska Somaliland Oo Caawa Hawl Gallo Xoogan Ka Wada Qaybo Kamida Magaalada Hargeysa

0
91

(xog news)Ciidamada booliska Somaliland ayaa caawa hawl galo xoogan ka wada qaybo kamida magaalada Hargeysa ee caasimada Somaliland.

Waxaana ciidankani ay hawl galada ka wadaan wadooyinka magaalada hargeysa iyaga oo gawaadhida-na si xooga u baadhaya,sidoo kalena ciidanka ayaa waxay taagan yihiin iskoosyada iyo jidadka magaalada Hargeysa,waxaana meelaha qaar ay ciidanku baadhayaan wadayaasha baabuurta iyo gaadhigaba.

Hawlgaladan ay ciidanku caawa wadaan Ayaan la garanayan sababta ka danbaysa.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here