Daawo: Khudbadii Madaxweynaha Somaliland, Xuska Sannad Guurada 21aad ee Aasaaska Ciidanka Qaranka

0
108

10413403_714585468655309_6298017347530350399_nMadaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa maanta ka qayb-galay sanad-guuraddii 21-aad ee aasaaska Ciidanka qaranka Somaliland oo lagu qabtay Kuliyadda tababarka saraakiisha ee deegaanka Dararweyne.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here