Daawo: “Madaxweynuhu Wuu ku Mahadsanyahay In Marwo Kaltuun Ka Mid Noqoto Komishanka Doorashooyinka

0
90

nagaadHargeysa (Xogmadhaafe.com):- Munaasibad Balaadhan Oo Lagu Maamuusay Marwo Kaltuun X. Xasan Cabdi Oo Xubin ka Ah 7 Xubnood Ee Gudida Komiishanka Doorashooyinka Qaranka Munaasibadan Oo Ka Dhacday Huteelka Ambaasator ayaa waxaa Kasoo Qaybgalay Marwada Koobaad Ee Qaranka , Xubno Ka Tirsan Golaha Wasiirada, Gudoomiyaha Xisbiga Talada Dalka Haya Ee kulmiye , Madaxda Asxaabta Mucaaridka ah , Aqoonyahano Iyo Dadweyne aad u Tiro Badan,

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here