Daawo: Salaadiin, Cuqaal, Iyo Mas’Uuliyiin Ka Socda Gobolka Buuhoodle Oo Soo Gaadhay Hargeysa

0
49

madax

Hargeysa (Xogmadhaafe]XDH):-Wefti Miisaan Calus Oo Ka Kooban, Salaadiin, Cuqaal, iyo Mas’Uuliyiinka Ka Socda Gobolka Buuhoodle Ayaa Soo Gaadhay Magaalada Hargeysa Waxana kaga Hortagay Bariga Magaalada Hargeysa oo Soo Dhaweeyay Xubno Ka Tirsan Golaha Wasiirada Somaliland

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here