Daawo Siyaasi Siciid Sulub Oo Eedaymo Kulul Usoo Jeediyay Xukuumadda Somaliland Iyo Xisbiga KULMIYE

0
53

Siyaasi Siciid Sulub oo kamida saraakiisha xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI ayaa dhaliilo xoogan usoo jeediyay xukuumadda iyo xisbiga KULMIYE,waxaana uu sheegay in xukuumadda haatan talada dalka haysaa ay burburisay qaranimadii Somaliland isla markaana ay ku dhaqaaqday falal ceeb ku ah qaranimada Somaliland.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here