DAAWO: “Waxaan Tageer Sanahay Oo La Socdaa Muuse Biixi”. Wasiir Zamzam Oo U Khudbadaysay Odaal Beesha Axmed Faarax, Habarjeclo Ah

0
65

 (xog news) Wasiirka Maaliyada Marwo Zamzam Cabdi Aadan, oo khudbad dheer u jeedisay odaal ka tirsan Beesha Axmed Faarax, oo kamid ah Beelaha Habarjeclo, ayaa sheegtay inay tageersan tahay Murashax Muuse Biixi Cabdi, oo ka sharaxan Xisbul Xaakimka KULMIYE ee ay Wasiirka ka tahay. Khudbadii Wasiir Zamzam Hoos Ka DAAWO.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here