Daawo Xildhibaanada Golaha Deegaanka Burco Oo Munaasibad Sagootina U Sameeyey Wasiirka Qorshaynta Qaranka Somaliland Ahaana Gudoomiyihii Gobolka Togdheer

0
32

-Xildhibaanada golaha deegaanka Burco ayaa maanta munaasibad sii sagootina u sameeyey gudoomiyihii hore ee gobolka togdheer hadana madaxwayne Siilaanyo u magacaabay wasiirka qorshaynta qaranka Somaliland Maxamed Ibraahin Qabo.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here