DAAWO: Xukuumadda Somaliland Oo Markii Ugu Horraysay Ka Hadashay Amarka Ay Dawladda Sucuudigu Ku Joojisay Xoolaha Soomaalida.

0
40

Xukuumada Somaliland ayaa waxaa ay markii ugu horeysay ay ka hadashey dalka sucuudiga xoolihii loo dhoofin jiray hakad galiyey.

Wasiirka wasaarada xanaanada xoolaha Cabdilaahi Maxamed Daahir Cukuse oo maanta warbaahinta kula hadlay xafiiskiisa waxaa uu sheegay in warkaasi yahay mid aad looga xumaado isla markaana ay arintan oo kale ay hor u dhacdey laba jeer.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here