Daawo“Dadka Kuwan Lugaynaya Ee Suudhadhka Xidhaniba Waa Naafo Aan La Sheegin Qof Isku Dhamina Ma Jiro”Wasiir Cukuse

0
52

Wasiirka xanaanada xoolaha Somaliland mudane Cabdilaahi Maxamed Daahir “Cukuse” oo ka qayb munaasibad ay qabsadeen dad naafada ahi ayaa waxa uu sheegay in dunida qof dhamina aanu jirin,waxana uu ku bogaaddiyay inay hore u socdaa ee aanay is dhigan

 

Halkan hoose ka daawo muuqalka

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here