Dawladda Jabbuuti Oo Ogolaatay In Sucuudigu Saldhig Millateri Ka Samaysto Dalkeeda

0
59
Djibouti Foreign Minister Mahamoud Ali Youssouf (L) speaks during a news conference with German Defence Minister Karl-Theodor zu Guttenberg after talks at the defence ministry in Berlin February 23, 2010. REUTERS/Thomas Peter (GERMANY - Tags: POLITICS) - RTR2AR0E

(xog news)-Wasiirka Arrimaha Dibada Jabbuuti Mr. Maxamuud Cali Yuusuf, ayaa sheegay inuu dalkiisu soo dhawaynaayo in boqortooyada Sucuudigu saldhig millateri ka dhisato dalkiisa.

“Waxa aan hoggaamiyayaasha millateriga Sucuudiga la qaatay in ay saldhig millateri ka samaystaa dalka Jabbuuti,” ayuu yidhi Wasiir Maxamuud Cali, isagoo intaa ku daray in heshiiska arrintan u saabsan la kala saxeexan doono mustaqbalka dhaw.

Warbaahinta oo waydiisay xidhiidhka Iran iyo Jabbuuti ka dhaxeeya sida uu u waxyeeli karo heshiiskan, waxa uu ku jawaabay in kadib markii xukuumadda Iran ay taageertay weerarkii jabhaduhu ku qadeen dawladdii Yeman uu sababay in Jabbuuti xidhiidhka u goyso Iran.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here