Faransiiska: Dawlada faransiska ayaa Lix Qof ka qaaday baasaboorodii kadiba marki la ogadey inay dalka Suriya usocdaan

0
43

Masuuliyiinta Faransiiska ayaa markii ugu horaysay ka qaaday baasabooradii lix qofood oo lagu eedaynayo inay qorshaynayeen inay aadaan Suuriya si ay ugu biiraan mintidiinta.

Bixitaan kooda ayaa la aaminsanaa inay dhacayso. Talaabadan ayaa ka mid ah sharci cusub oo looga hortagayo argagixisada oo soo baxay November.

Ra’iisalwasaaraha Faransiiska Manuel Valls, ayaa sheegay inay suurtogal tahay in dad kale laga qaado baasabooradooda.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here