Gudoomiyaha Xisbiga Wadani Ee Gobolka Sanaag Oo Ka Hadlay Falkii Gudoomiye Ciro Lagaga Hor Istaagay Booqashadii Saldhiga Dhexe Ee Hargeysa,Wasiiru Dawlaha Amnigana Ugu Baaqay Inuu Tafaasiil Ka Bixiyo Hadalo Kasoo Yeedhay

0
92

Gudoomiyaha xisbiga WADDANI ee gobolka sanaag ayaa ka hadlay falkii ay ciidamada boolisku kaga hor istaageen gudoomiye Cirro booqashadii uu saldhiga dhexe ku booqanayay siyaasi ka tirsan xisbigiisa,waxaana uu sidoo kale calaamatul su’aal saaray hadalo shalay kasoo yeedhay wasiiru dawlaha amniga ee wasaaradda arimaha gudaha Somaliland.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here