Halkan Ka AKhri Nuxurka Waraaq Ay Xildhibaanada Ku Sugan Muqdisho Ee Beesha Gudoomiye Muuse Biixi U Gudbiyeen Gudida Doorashooyinka Somaliya

0
90

Xildhibaanada ku sugan magaalada Muqdisho ee beesha gudoomiye Muuse Biixi Cabdi isla markaana sheegta inay matalaan Somaliland ayaa isku haysta kuraasta xildhibbaanada loo xulayo aqalada sare iyo hoose ee baarlamaanada dalkaasi Somaliya,waxaana ay xildhibaanadani waraaq u direen gudida doorashooyinka somalilya.
Halkan ka akhtri nuxurka qoraalka ay u direen gudida doorashooyinka somaliya

1

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here