Hambalyo Dahabshiil Group

0
76
10314725_822802014404111_8208472873310226532_nWaxaan hawada u marinayaa salaan sharafeed Shirkada dahabshiil Group oo Si Heer caalami ah uga Guulaysatay Cidkastoo isku dayday inay Magaceeda iyo sharafteeda Hoos u dhigto haday tahay Shakhsiyaad iyo haday tahay Company-yo Maxkamadi Kala Xukuntay Ugu danbeyntiina Dahabshiil Group Guushu Raacday

 
waxaan Si gaar ah Hanbalyadan uGu dirayaa arintan hada sii qoyan ee shakhsiga lagu
magacaabo Daahir Calasow Maxkamada Holland Ku xukuntay inuu Gardaro wado
 
 
walaw uu yahay shakhsi ku Caan baxay inuu war aan jirin Faafiyo hadana waxa La arka inuu yahay Budhcad wareed had iyo jeer ku Daba Taagan waxaan dani uGu jirin la yaab maleh oo waa shakhsi ka aradan Dhaqanka islaamka ee wanaagsan oo aan garanayn walaaltinimada Guud ee islaamka Jideeyey in Aan sharafta walaalka aad ilaaliso qofkastoo Jid ka duwan ka islaamka qaadaana waa Indhoole oo Meel xun ayuu Ka dhacaa Guul & Gobonimo ayaan Leeyahay Dahabshiil Group
 
BY Hamse burcaawi
Burco Somaliland

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here