Jabuuti Oo Xidhiidhka U Jartay Dawladda Iran.

0
35

Xukuumada dalka Jabuuti ayaa waxaa ay shaacisay in ay xidhiidhkii u jartey mid ka mid ah dalalka caalama ugu quwada Weyn
Dawladan ay xukuumada Jabuuti ay xidhiidhka u jartey ayaa waxaa ay tahay Dawlada Iiran taas oo loolan adag oo ku saleysan quwada wadamada khaliijku uu ka dhaxeeyo Dalka Sucuudiga .

 8

Waxaana ay talaabadani u muuqataa mid ay dawlada jabuuti kula safatey dawlada Sucuudiga oo Xukuumada Iiran uu loolan xoogani ka dhaxeeyo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here