Madaxweynaha Gambia Oo Diiday In Lagaga Guulaysatay Doorashadii Dalkaasi.

0
31

(xog news)-Madaxweynaha dalka Gambia ee doorashada looga guulaystay Yahya Jammeh ayaa diiday oo ka noqday natiijada doorashada.

Madaxweyna Yahye Jammeh ayaa horay u ogolaaday natiijada codadkii soo baxay isagoo intaasi raaciyay inuu aqbalay guusha musharaxii la tartamayay.

Balse war uu xalay ka baahiyay telefishenka dowladdda ayuu ku sheegay inuusan xilka ka dagayna, waxuuna ku baaqaay in doorasho cusub la bilaabo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here