“Mudane Madaxwayne Hadaad Maanta Madaxwayne U Noqotay Labada Beelood Ee Sacad Muuse Iyo Habar-jeclo,Beelihii Kale Ee Balaadhnaa Ciddii Madaxwayne U Noqon Lahayd Aada Sheegi Doonada”Siyaasi Xamarji

0
87

(xog news)Siyaasi Axmed Cumar Xaaji Xamarji oo kamida saraakiisha xisbiga WADDANI ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay in madaxwaynihii dhamaa ee qarankani lahaa uu ka qayb galo shir labada beelood qabsadeen,waxaana uu xusay in madaxwaynihii hore ee Daahir Riyaale Kaahin oo madaxwayne Siilaanyo ku wareejiyay dal mid ah iyo dad mid ah

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here