Qaraxa xoogan ayaa maanta kadhacay magaalada muqdisho

0
106

Qaraxa xoogan ayaa maanta kadhacay hotel central ee magalada mugdisho, waxaana xilgaa halkas kusugna masuuliyiinta dwlada somaliya. Qaraxa ayaa ahaa laba qarax oo isku xigayna , lamana garanayo inuu ahaa ismiifdaamin iyo in mesha hore loo dhigay.

Muqdisho

Ilaa iyo toban qof ayaa la sheegaya inay ku dhinteen .tiro kale ayaa iyana kudhawaxmey goob joogayal meshaas qaraxu kadhacay ka agdhawaa ayaa sheegaya inaya maqleen laba qarax oo isku xiga , kabacdina rasaas teelteel ah . Wixii kasoo kordha waraka kusabsan qaraxas dib ayaan idiinku soo gudbindoona .

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here