Re-recognition of Somaliland: all countries should get behind this worthy cause

0
99

Europe­(Xogmadhaafe News)­Mudane, James Carver MEP, oo ah Mudane laga soo doorto Galbeedka Midlands, isla markaama ka tirsan xisbiga Xorriyadda ee UK (UKIP), xubina ka ah guddi hoosaadka madaxbanaanida iyo Dimuqraadiyadda tooska ah ee Baarlamaanka Europe, (EFDD), ayaa Baarlamaanka Europe, ka dalbaday in hoos loo dhugto sidii ay Somaliland, beesha caalamka uga heli lahayd aqoonsi caalami ah, waxaanu ka codasaday in Baarlamaanka Europe, uu u codeeyo arrintan si la mid ah sidii uu ugu codeeyay qadiyada ictiraafka Falstiin. Mudanaha, ayaa doodii rasmiga ahayd ee Arbacadii dhawayd ka dhacday Baarlamaanka Europe, waxa uu ku soo bandhigay soo jeedin ah in aqoonsi madax banaani ah oo la siiyo Jamhuuriyada Somaliland, iyo Koonfurta Yemen, ay door weyn oo muhiim

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here