Shir Dhaqameed Magaalada Burco Uga Socday Madax-dhaqameedka Beelaha Galbeedka iyo Waqooyiga Burco Oo Lasoo Gabagabeeyey Iyo Nuxurka Qodobada Kasoo Baxay Shirkaasi

0
65

(xogmadhaafe news)Shir dhaqameed magaalada Burco uga socda madax-dhaqameedka beelaha galbeedka iyo waqooyiga magaalada Burco ayaa maanta si rasmi ah ugu soo gabagaboobay magaalada Burco.

Waxaana shirkaasi kasoo baxay qodobo dhawr ah oo ay isla afgarteen madax-dhaqameedkani.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here