Siyaasi Cabdi Haybe Oo Ka Hadlay Xilka Xisbiga WADDANI U Magacaabay Cabdiqaadir Jirde Iyo In Gudoomiyaha Xisbiga WADDANI Loo Magacaabayo Xirsi Cali Xaaji Xasan

0
110

Siyaasi Cabdi Haybe oo kamida xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI ayaa ka hadlay xilka xisbiga WADDANI u magacaabay Cabdiqaadir Jirde oo la sheegay inuu  yahay mid Waraabe  u tag ah,waxaana uu sidoo kale dhaliilay shir ducoodkii beelaysiga ahaa ee uu ka qayb galay madaxwayne Siilaanyo isla markaana taageeraada codka ah loogu raadinayay Muuse Biixi Cabdi.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here