SOOOYAALKA TAARIIKHDA , UFADII NABADDA & AYAANTII TILMAANAYD =

0
55

Xogmadhaafe(XDH)- Thursday, February 05, 2015 11:50:35 3‐ ugu dambayn , wuxuu Xawaare sarre ku bilaabay , dhaqaajinta iyo raadinta gogol nabadeeed , taasoo ugu dambayntii laggu guulaystay Dabayaaqaddii Sanaddii 1994kii , Waxa ka qarxay Magaaladda Madaxda Wadanka Somaliland ee Hargaysa , Dagaalkii Sokeeye kasoo markii dambe ku fiday meelo badan , socdayna ilaa dabayaaqaddii sanaddii 1996 . Photos On Facebook Facebook helps you connect and share with friends. Sign up today!2/5/2015 hadhwanaag.ca/detail.aspx?id=149367 http://hadhwanaag.ca/detail.aspx?id=149367 2/3 Dagaalkaas oo ahaa mid Siyaasadeed , Sababta ugu wayn ee dhalisay waxay ahayd , Xurguftii siyaasadeed ee ka dhex ognayd garabyaddii Jabhaddii SNM , oo markii dambe la sarifay , Wajiyo badana loo yeelay . Dagaalkaas , oo Taariikhda ku galay , Dagaalkii 3aad ee Somaliland marka , lagga eego dhinaca , Waqtigga , Khasaaraha iyo saamaynta uu yeeshay , wuxuun baa ka horeeya , Dagaaalkii koowaad oo noqonaya Dagaalkii Daraawiishtii Ina Cabdile Xasan iyo Ingiriiska iyo Dagaalkii Jabhaddii SNM , iyo Xukuumaddii M S BARRE . Madaxwaynihii Xiliggaa taladda , hayey , oo laggu doortay Shirkii Beelaha Somaliland ee 1993 kii , muddo 2 sanno ah , waxay mudaddii la doortay ka dhamaatay , 1995 kii , iyaddoo badhtanka lagaga jiro Mashaqadda Dagaalkii Sokeeye 1995 kii , siddaa daraadeed ,waxaa loo kordhiyey muddo kordhin , 2 sanadoodda , markii ugu horaysay Taariikhda Somaliland . Haddaba Xiligaa korodh siimadda ahaa , oo laggu jiro , hal sano markuu ka tagay , Madaxwayne Cigaal waxaa u muuqatay 3 arrimood oo muhiima :‐ 1‐ In Waqtiggi Kordhintu dhamaanayo 1997 iyaddoo aan doorasho dhicin , 2‐ In Dagaalka Sokeeye , aanu dhamaanayn inta Garabadda SNM , garab ka midi hogaanka u yihiin Xukuumaddiisa , 3‐ In dagaalka Laggu so af‐jarri karro oo keliya Wadda hadal iyo caynaano nabadeed , siddaa daraadeed , wuxuu qaatay , go aanad soo socda oo geesinimo iyo dhiiranaan ahaaa :‐ 1‐ Wuxuu shaqadda ka eryey , Dhamaan xubnihii kasoo jeeday , Garabkii SNM , ee Xukuumadda ku jiray , 2‐ Wuxuu go’aansaday inaan Xukuumaddiisa loo kordhin mar dambe , lkn la raadiyo doorasho iyo farsamo cusub , 3‐ ugu dambayn , wuxuu Xawaare sarre ku bilaabay , dhaqaajinta iyo raadinta gogol nabadeeed , taasoo ugu dambayntii laggu guulaystay , noqotayna Shirwaynihii 3aad ee Beelaha Somaliland ee Hargaygaya 1997. Marxuum , Cigaal , ayaamahaa , isaggoo waraysi siinaya , Idaacadda BBC , Waxaa lagga hayaa , ” Dagaalka Sokeeye waa mashruuc , dhankayga lacag ayuun baa la igaga qaadaa , dhinaca kalena dad ayuun baa lacag ku aruursadda, dhiiga dadka ayaana lagga baayac mushtaraynayaa ” waa erayadii ka shifay sirtii dagaalka sokeeye ,soona af jaray .2/5/2015 hadhwanaag.ca/detail.aspx?id=149367 http://hadhwanaag.ca/detail.aspx?id=149367 3/3 Haddaba , aan kusoo dhawaado , Ujeedada hadalkaygee , Shirwaynihii beelaha somaliland markuu Hargaysa , ka furmay , dabayaaqaddii 1997 kii , wuxuu go’aansaday inuu Ergo Nabadeed u dirro , Beesha Daauud Garxajis ﴾ Ciida‐galle ﴿ oo shir uga socday , Magaaladda Qoton ee Degmadda Sabo‐wanaag , halkaasoo laggu caleemo saaray , Suldaan , Maxamed C/laahi Galaal , ka dibna shirwayni ka dhacay . Ergaddaa , waxaa hogaaminayey , Suldaanka Guud ee Beesha Habar jeclo , Suldaan C/laahi Suldaan Culus , iyo Ergo culus oo la socotay , ergadda waxaa sii galbiyey , ilaa Tuuladda Balli Axmed , Wasiirkii Caafimaadka ee Xiligaa , Mudane , Cali Maxmed Waran‐cadde iyo W/kuxigeenkii Arimaha gudaha , Cawl Cilmi Cabdalle , ka dibna waxaa kagga hor yimi , Tuulada Bali Axmed , odayaal iyo Ciidan ka socday Beesha Ciigale oo u galbiyey ilaa Tuuladda qoton . Waxba yaan hadal idinku daaline , si wanaagsan ayaa la isugu af gartay , waxaanay laggu hesheeyey in , Beesha Ciidagale Nabad qaadato , shirwaynahana ergo usoo dirato , Wixii Farsamo iyo arrimo dheeraadda iyo shuruudana lagga waddda hadlo . Haddaba , iyaddoo Beesha Ciidagalle , ka jawaabaysaa go’aankaa a, waxay ergo culus usoo dirtay , Magaaladda Hargaysa maalinta aan shegi doono , oo ah maalintaa tilmaanin ee Nujubkii , Nuxuustii iyo Niyad xumaddii dagaalka Sokeeye soo af‐jarantay , Neecoowda udgoon ee Nabadduna ina wada saaqday , intii ogayd baa ogayde . 1 bishii 1aad 1997 , Waxaa goor duhur dabayaddii soo gaadhay , Magaaladda Hargaysa , Ergo Culus oo Nabadeed oo kasoo kicitintay , Magaaladda Qoton , kana kooban , 100 Xubnood , oo isugu jiray , Cuqaal , Odayaal , Wax garad iyo Saraakiil Ciidan , Waftigga waxaa hogaaminayey , Suldaan Maxamed C/laahi Galaal . Dhinaca kale , Maalintaas oo ahayd , amarka ilaahay 1 dii bisha Ramadaan ee Barakaysan , waxaan Nasiib u yeeshay , inaan ka mid noqdo , dadkii ubaxa iyo caleemaha qoyan kusoo dhaweeyey waftigga ee tubnaa hareeraha magaaladda , gaar ahaan dhinaca barri ee Masjid jaamaca Hargasa . Waxaan weli xasuusanahay, Dhanxiirka Jamuuriya oo maalintii dambe qoray , Maansha alla kol haddi Suldaanki 2aad ee Ciidagale iyo wafti culus oo Nabad doona oo la socdaa ay Hargaysa soo gaadheen maantaa Hargaysi nabad noqotay , cabsidii iyo colaadina dhamaatay . markaasuu kii kale ugu jawaabay , Weger , waar horta suldaanka iyo ergadu waaa oraydhe , wuxuun baan ka baqayaa in Boqortooyadii reer guuleed Suldaan intay inaggu gadooodo Hargaysa inoogu soo gashee , intay goori goor tahay , Suldaanka ma iska celinaa , Nabadiisa mooyaane Allaylehe iyo Alahaylehe , ayaantaasina ayaan bay ahayd . Qalinkii Axmed Nuur Guruje naa﴾Hadhwanaagnews﴿ Thursday, February 05, 2015 11:50:35 3‐ ugu dambayn , wuxuu Xawaare sarre ku bilaabay , dhaqaajinta iyo raadinta gogol nabadeeed , taasoo ugu dambayntii laggu guulaystay Dabayaaqaddii Sanaddii 1994kii , Waxa ka qarxay Magaaladda Madaxda Wadanka Somaliland ee Hargaysa , Dagaalkii Sokeeye kasoo markii dambe ku fiday meelo badan , socdayna ilaa dabayaaqaddii sanaddii 1996 . Photos On Facebook Facebook helps you connect and share with friends. Sign up today!2/5/2015 hadhwanaag.ca/detail.aspx?id=149367 http://hadhwanaag.ca/detail.aspx?id=149367 2/3 Dagaalkaas oo ahaa mid Siyaasadeed , Sababta ugu wayn ee dhalisay waxay ahayd , Xurguftii siyaasadeed ee ka dhex ognayd garabyaddii Jabhaddii SNM , oo markii dambe la sarifay , Wajiyo badana loo yeelay . Dagaalkaas , oo Taariikhda ku galay , Dagaalkii 3aad ee Somaliland marka , lagga eego dhinaca , Waqtigga , Khasaaraha iyo saamaynta uu yeeshay , wuxuun baa ka horeeya , Dagaaalkii koowaad oo noqonaya Dagaalkii Daraawiishtii Ina Cabdile Xasan iyo Ingiriiska iyo Dagaalkii Jabhaddii SNM , iyo Xukuumaddii M S BARRE . Madaxwaynihii Xiliggaa taladda , hayey , oo laggu doortay Shirkii Beelaha Somaliland ee 1993 kii , muddo 2 sanno ah , waxay mudaddii la doortay ka dhamaatay , 1995 kii , iyaddoo badhtanka lagaga jiro Mashaqadda Dagaalkii Sokeeye 1995 kii , siddaa daraadeed ,waxaa loo kordhiyey muddo kordhin , 2 sanadoodda , markii ugu horaysay Taariikhda Somaliland . Haddaba Xiligaa korodh siimadda ahaa , oo laggu jiro , hal sano markuu ka tagay , Madaxwayne Cigaal waxaa u muuqatay 3 arrimood oo muhiima :‐ 1‐ In Waqtiggi Kordhintu dhamaanayo 1997 iyaddoo aan doorasho dhicin , 2‐ In Dagaalka Sokeeye , aanu dhamaanayn inta Garabadda SNM , garab ka midi hogaanka u yihiin Xukuumaddiisa , 3‐ In dagaalka Laggu so af‐jarri karro oo keliya Wadda hadal iyo caynaano nabadeed , siddaa daraadeed , wuxuu qaatay , go aanad soo socda oo geesinimo iyo dhiiranaan ahaaa :‐ 1‐ Wuxuu shaqadda ka eryey , Dhamaan xubnihii kasoo jeeday , Garabkii SNM , ee Xukuumadda ku jiray , 2‐ Wuxuu go’aansaday inaan Xukuumaddiisa loo kordhin mar dambe , lkn la raadiyo doorasho iyo farsamo cusub , 3‐ ugu dambayn , wuxuu Xawaare sarre ku bilaabay , dhaqaajinta iyo raadinta gogol nabadeeed , taasoo ugu dambayntii laggu guulaystay , noqotayna Shirwaynihii 3aad ee Beelaha Somaliland ee Hargaygaya 1997. Marxuum , Cigaal , ayaamahaa , isaggoo waraysi siinaya , Idaacadda BBC , Waxaa lagga hayaa , ” Dagaalka Sokeeye waa mashruuc , dhankayga lacag ayuun baa la igaga qaadaa , dhinaca kalena dad ayuun baa lacag ku aruursadda, dhiiga dadka ayaana lagga baayac mushtaraynayaa ” waa erayadii ka shifay sirtii dagaalka sokeeye ,soona af jaray .2/5/2015 hadhwanaag.ca/detail.aspx?id=149367 http://hadhwanaag.ca/detail.aspx?id=149367 3/3 Haddaba , aan kusoo dhawaado , Ujeedada hadalkaygee , Shirwaynihii beelaha somaliland markuu Hargaysa , ka furmay , dabayaaqaddii 1997 kii , wuxuu go’aansaday inuu Ergo Nabadeed u dirro , Beesha Daauud Garxajis ﴾ Ciida‐galle ﴿ oo shir uga socday , Magaaladda Qoton ee Degmadda Sabo‐wanaag , halkaasoo laggu caleemo saaray , Suldaan , Maxamed C/laahi Galaal , ka dibna shirwayni ka dhacay . Ergaddaa , waxaa hogaaminayey , Suldaanka Guud ee Beesha Habar jeclo , Suldaan C/laahi Suldaan Culus , iyo Ergo culus oo la socotay , ergadda waxaa sii galbiyey , ilaa Tuuladda Balli Axmed , Wasiirkii Caafimaadka ee Xiligaa , Mudane , Cali Maxmed Waran‐cadde iyo W/kuxigeenkii Arimaha gudaha , Cawl Cilmi Cabdalle , ka dibna waxaa kagga hor yimi , Tuulada Bali Axmed , odayaal iyo Ciidan ka socday Beesha Ciigale oo u galbiyey ilaa Tuuladda qoton . Waxba yaan hadal idinku daaline , si wanaagsan ayaa la isugu af gartay , waxaanay laggu hesheeyey in , Beesha Ciidagale Nabad qaadato , shirwaynahana ergo usoo dirato , Wixii Farsamo iyo arrimo dheeraadda iyo shuruudana lagga waddda hadlo . Haddaba , iyaddoo Beesha Ciidagalle , ka jawaabaysaa go’aankaa a, waxay ergo culus usoo dirtay , Magaaladda Hargaysa maalinta aan shegi doono , oo ah maalintaa tilmaanin ee Nujubkii , Nuxuustii iyo Niyad xumaddii dagaalka Sokeeye soo af‐jarantay , Neecoowda udgoon ee Nabadduna ina wada saaqday , intii ogayd baa ogayde . 1 bishii 1aad 1997 , Waxaa goor duhur dabayaddii soo gaadhay , Magaaladda Hargaysa , Ergo Culus oo Nabadeed oo kasoo kicitintay , Magaaladda Qoton , kana kooban , 100 Xubnood , oo isugu jiray , Cuqaal , Odayaal , Wax garad iyo Saraakiil Ciidan , Waftigga waxaa hogaaminayey , Suldaan Maxamed C/laahi Galaal . Dhinaca kale , Maalintaas oo ahayd , amarka ilaahay 1 dii bisha Ramadaan ee Barakaysan , waxaan Nasiib u yeeshay , inaan ka mid noqdo , dadkii ubaxa iyo caleemaha qoyan kusoo dhaweeyey waftigga ee tubnaa hareeraha magaaladda , gaar ahaan dhinaca barri ee Masjid jaamaca Hargasa . Waxaan weli xasuusanahay, Dhanxiirka Jamuuriya oo maalintii dambe qoray , Maansha alla kol haddi Suldaanki 2aad ee Ciidagale iyo wafti culus oo Nabad doona oo la socdaa ay Hargaysa soo gaadheen maantaa Hargaysi nabad noqotay , cabsidii iyo colaadina dhamaatay . markaasuu kii kale ugu jawaabay , Weger , waar horta suldaanka iyo ergadu waaa oraydhe , wuxuun baan ka baqayaa in Boqortooyadii reer guuleed Suldaan intay inaggu gadooodo Hargaysa inoogu soo gashee , intay goori goor tahay , Suldaanka ma iska celinaa , Nabadiisa mooyaane Allaylehe iyo Alahaylehe , ayaantaasina ayaan bay ahayd . Qalinkii Axmed Nuur Guruje gnews﴿ Thursday, February 05, 2015 11:50:35 3‐ ugu dambayn , wuxuu Xawaare sarre ku bilaabay , dhaqaajinta iyo raadinta gogol nabadeeed , taasoo ugu dambayntii laggu guulaystay Dabayaaqaddii Sanaddii 1994kii , Waxa ka qarxay Magaaladda Madaxda Wadanka Somaliland ee Hargaysa , Dagaalkii Sokeeye kasoo markii dambe ku fiday meelo badan , socdayna ilaa dabayaaqaddii sanaddii 1996 . Photos On Facebook Facebook helps you connect and share with friends. Sign up today!2/5/2015 hadhwanaag.ca/detail.aspx?id=149367 http://hadhwanaag.ca/detail.aspx?id=149367 2/3 Dagaalkaas oo ahaa mid Siyaasadeed , Sababta ugu wayn ee dhalisay waxay ahayd , Xurguftii siyaasadeed ee ka dhex ognayd garabyaddii Jabhaddii SNM , oo markii dambe la sarifay , Wajiyo badana loo yeelay . Dagaalkaas , oo Taariikhda ku galay , Dagaalkii 3aad ee Somaliland marka , lagga eego dhinaca , Waqtigga , Khasaaraha iyo saamaynta uu yeeshay , wuxuun baa ka horeeya , Dagaaalkii koowaad oo noqonaya Dagaalkii Daraawiishtii Ina Cabdile Xasan iyo Ingiriiska iyo Dagaalkii Jabhaddii SNM , iyo Xukuumaddii M S BARRE . Madaxwaynihii Xiliggaa taladda , hayey , oo laggu doortay Shirkii Beelaha Somaliland ee 1993 kii , muddo 2 sanno ah , waxay mudaddii la doortay ka dhamaatay , 1995 kii , iyaddoo badhtanka lagaga jiro Mashaqadda Dagaalkii Sokeeye 1995 kii , siddaa daraadeed ,waxaa loo kordhiyey muddo kordhin , 2 sanadoodda , markii ugu horaysay Taariikhda Somaliland . Haddaba Xiligaa korodh siimadda ahaa , oo laggu jiro , hal sano markuu ka tagay , Madaxwayne Cigaal waxaa u muuqatay 3 arrimood oo muhiima :‐ 1‐ In Waqtiggi Kordhintu dhamaanayo 1997 iyaddoo aan doorasho dhicin , 2‐ In Dagaalka Sokeeye , aanu dhamaanayn inta Garabadda SNM , garab ka midi hogaanka u yihiin Xukuumaddiisa , 3‐ In dagaalka Laggu so af‐jarri karro oo keliya Wadda hadal iyo caynaano nabadeed , siddaa daraadeed , wuxuu qaatay , go aanad soo socda oo geesinimo iyo dhiiranaan ahaaa :‐ 1‐ Wuxuu shaqadda ka eryey , Dhamaan xubnihii kasoo jeeday , Garabkii SNM , ee Xukuumadda ku jiray , 2‐ Wuxuu go’aansaday inaan Xukuumaddiisa loo kordhin mar dambe , lkn la raadiyo doorasho iyo farsamo cusub , 3‐ ugu dambayn , wuxuu Xawaare sarre ku bilaabay , dhaqaajinta iyo raadinta gogol nabadeeed , taasoo ugu dambayntii laggu guulaystay , noqotayna Shirwaynihii 3aad ee Beelaha Somaliland ee Hargaygaya 1997. Marxuum , Cigaal , ayaamahaa , isaggoo waraysi siinaya , Idaacadda BBC , Waxaa lagga hayaa , ” Dagaalka Sokeeye waa mashruuc , dhankayga lacag ayuun baa la igaga qaadaa , dhinaca kalena dad ayuun baa lacag ku aruursadda, dhiiga dadka ayaana lagga baayac mushtaraynayaa ” waa erayadii ka shifay sirtii dagaalka sokeeye ,soona af jaray .2/5/2015 hadhwanaag.ca/detail.aspx?id=149367 http://hadhwanaag.ca/detail.aspx?id=149367 3/3 Haddaba , aan kusoo dhawaado , Ujeedada hadalkaygee , Shirwaynihii beelaha somaliland markuu Hargaysa , ka furmay , dabayaaqaddii 1997 kii , wuxuu go’aansaday inuu Ergo Nabadeed u dirro , Beesha Daauud Garxajis ﴾ Ciida‐galle ﴿ oo shir uga socday , Magaaladda Qoton ee Degmadda Sabo‐wanaag , halkaasoo laggu caleemo saaray , Suldaan , Maxamed C/laahi Galaal , ka dibna shirwayni ka dhacay . Ergaddaa , waxaa hogaaminayey , Suldaanka Guud ee Beesha Habar jeclo , Suldaan C/laahi Suldaan Culus , iyo Ergo culus oo la socotay , ergadda waxaa sii galbiyey , ilaa Tuuladda Balli Axmed , Wasiirkii Caafimaadka ee Xiligaa , Mudane , Cali Maxmed Waran‐cadde iyo W/kuxigeenkii Arimaha gudaha , Cawl Cilmi Cabdalle , ka dibna waxaa kagga hor yimi , Tuulada Bali Axmed , odayaal iyo Ciidan ka socday Beesha Ciigale oo u galbiyey ilaa Tuuladda qoton . Waxba yaan hadal idinku daaline , si wanaagsan ayaa la isugu af gartay , waxaanay laggu hesheeyey in , Beesha Ciidagale Nabad qaadato , shirwaynahana ergo usoo dirato , Wixii Farsamo iyo arrimo dheeraadda iyo shuruudana lagga waddda hadlo . Haddaba , iyaddoo Beesha Ciidagalle , ka jawaabaysaa go’aankaa a, waxay ergo culus usoo dirtay , Magaaladda Hargaysa maalinta aan shegi doono , oo ah maalintaa tilmaanin ee Nujubkii , Nuxuustii iyo Niyad xumaddii dagaalka Sokeeye soo af‐jarantay , Neecoowda udgoon ee Nabadduna ina wada saaqday , intii ogayd baa ogayde . 1 bishii 1aad 1997 , Waxaa goor duhur dabayaddii soo gaadhay , Magaaladda Hargaysa , Ergo Culus oo Nabadeed oo kasoo kicitintay , Magaaladda Qoton , kana kooban , 100 Xubnood , oo isugu jiray , Cuqaal , Odayaal , Wax garad iyo Saraakiil Ciidan , Waftigga waxaa hogaaminayey , Suldaan Maxamed C/laahi Galaal . Dhinaca kale , Maalintaas oo ahayd , amarka ilaahay 1 dii bisha Ramadaan ee Barakaysan , waxaan Nasiib u yeeshay , inaan ka mid noqdo , dadkii ubaxa iyo caleemaha qoyan kusoo dhaweeyey waftigga ee tubnaa hareeraha magaaladda , gaar ahaan dhinaca barri ee Masjid jaamaca Hargasa . Waxaan weli xasuusanahay, Dhanxiirka Jamuuriya oo maalintii dambe qoray , Maansha alla kol haddi Suldaanki 2aad ee Ciidagale iyo wafti culus oo Nabad doona oo la socdaa ay Hargaysa soo gaadheen maantaa Hargaysi nabad noqotay , cabsidii iyo colaadina dhamaatay . markaasuu kii kale ugu jawaabay , Weger , waar horta suldaanka iyo ergadu waaa oraydhe , wuxuun baan ka baqayaa in Boqortooyadii reer guuleed Suldaan intay inaggu gadooodo Hargaysa inoogu soo gashee , intay goori goor tahay , Suldaanka ma iska celinaa , Nabadiisa mooyaane Allaylehe iyo Alahaylehe , ayaantaasina ayaan bay ahayd . Qalinkii Axmed Nuur Guruje

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here