Suuriya: Xoogaga Mucaaridka Ah Oo Muuqda Qaar Lagaga Adkaaday Xalab

0
40

(xog news)-Mucaaradka magaalada xalab waxa ay sheegayaan inay dib u gurteen si ay meel difaac adag u galaan.
Arrintaasi ayaa ka dambeysay ka dib markii ciidamada dowladda ay qabsadeen degmooyiin badan oo ka tirsan magaalada kala qeybsan.



Wasiirka difaaca ee Ruushka wuxuu sheegay in mucaaradka ay ka qabsadeen kala badh dhulkii ay maamuli jireen.
Kumannaan qof ayaa ka qaxaya labada dhinac ee dowladda iyo mucaaradka ay kala maamulaan.
Ninka u qaabilsan mucaaradka dhinaca wadahadallada ayaa sheegay in xittaa haddii Xalab dowladda ay qabsato inuusan kacdoonka dhammaandoonin.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here