War Deg Deg ah: Gudoomiye Ciro Oo Hada Magacaabis Sameeyey

0
62

(xog news) Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Ciro ayaa waxaa uu magacaabey Madaxa hawl wadeenada ee musharaxa xisbiga Waddani isaga oo u magacaabey siyaasi ka soo jeeda degmada Sayla isla markaana lagu magacaabo Baashe Yuusuf Axmed

Halkan Hoose Ka Akhriso Warqada Magacaabista

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here