Wasaaradda Khaarajiga Ee Britain Oo Dhaleecaysay Sucuudiga

0
83

Xoghayaha arrimaha dibadda Britain Boris Johson ayaa dowladda Sacuudiga ku eedeeyey colaadda ay ku lug leedahay ee dalka Yemen.

1
Sida uu qoray wargayska the Guardian Mr Johnson ayaa dawladaha Sacuudiga iyo Iran ku dhaleeceeyey colaadaha ay ka hurinayaan wadanka Yemen.
Balse afhayeen wasaarada arrimaha dibadda ee Britain u hadlay ayaa sheegay in sacuudigu uu yahay saaxiib weyn oo Britain ay leedahay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here