Xoghayaha Cadaalada Xisbiga WADDANI Oo Ka Hadlay Falkii Foosha Xumaa Ee Ay Kala Kulmeen Isaga Iyo Gudoomiye Cirro Ciidanka Booliska Saldhiga Dhexe Ee Hargeysa

0
82

(xog news)Xoghayaha cadaalada xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI Haldoor Barkhad Jaamac Xirsi Baatuun ayaa ka hadlay xadhiga siyaasi ka tirsan xisbiga WADDANI oo ku xidhan magaalada Hargeysa iyo waliba falkii foosha xumaa ee ay isaga iyo xubno uu hogaaminayay gudoomiyaha golaha wakiilada Somaliland ahna murashaxa xisbiga WADDANI Dr Cabdiraxmaan Cirro ay kala kulmeen ciidanka booliska saldhiga dhexe ee magalada Hargeysa wakhti ay booqasho ugu tagayeen siyaasi ka tirsan xisbiga oo xidhan.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here